Mashaqo lama filaan ah oo saameysay Xaflad aroos ka dhaceysay gobolka Mudug

Xaflad aroos xalay ka dhacday tuulada Lulubsho oo hoos tagta degaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa ku soo gebagobewday dhimasho, dhaawac iyo tiiraanyo. Mashaqadan ayaa timid ka dib markii rasaas loo ridayey dabaaldega iyo mashxarada arooskan ay si lama filaan ah u haleeshay qaar ka mid ah dadkii ka dhowaa goobtaas iyo ka soo qeyb … Continue reading Mashaqo lama filaan ah oo saameysay Xaflad aroos ka dhaceysay gobolka Mudug